FC Viikinkien ensimmäisenä seurakulttuuritulkkina (oto) on aloittanut syyskuun lopulla Liban Ismail. Seura on saanut tuen Opetus- ja kulttuuriministeriöltä.


FC Viikinkien seurakulttuuritulkin toimenkuvaan kuuluu mm. auttaa maahan muualta tulleita kotoutumaan ja integroitumaan FC Viikinkien toimintatapaan ja toimintakulttuuriin.

Kulttuuritulkki kannustaa toiminnallaan yhteisöllisyyteen, mahdollistaa vieraista kulttuureista tulevien vanhempien, lasten ja nuorten yhteisen tekemisen kantasuomalaisten kanssa samassa joukkueessa, ja kannustaa maahanmuuttajataustaisia vanhempia osallistumaan vapaaehtoistehtäviin. Yksi hänen tavoitteistaan on saada vieraskielisiä tyttöjä mukaan jalkapallon pariin.


Kulttuuritulkki Liban tavoitettavissa FC Viikinkien toimistolla (Mustalahdentie 10, 2 krs) tiistaisin klo 16:00-19:00

Perjantaisin soittoaika klo 16:00-19:00

Liban.ismail@fcviikingit.com
040 168 8083

*****

Liibaan Ismaaciil wuxuu noqday turjumaankii ugu horreeyay ee dhaqanka naadiga FC Viikinki bisha Sebtembarka. Naadiga FC Viikinki ayaa taageer ka heshay wasaaradda waxbarashada iyo dhaqanka.

Turjubaanka dhaqanka naadiga FC Viikinki shaqadiisa waxa ka mid ah inuu caawiyo dadka ajnabiga ah si ay ugu biiraan habka hawlgelinta FC Viikinki.

Turjubaanka dhaqanka naadiga FC Viikinki wuxuu u suurtagelinayaa waalidiinta, carruurta iyo dhalinyarada wadamada kale ka yimid inay si wadajir ah ula shaqeeyaan Finnishka asalka ah ee isku koox ah. Waxuuna ku dhiirigelinayaa waalidiinta inay ka qayb qaataan hawlaha naadiga. Mid ka mid ah yoolkeeda waa in gabdhuhu ay ka qayb qaataan kubbadda cagta.

Turjubaanka dhaqanka Liban waxaa lagala xiriiri karaa xafiiska FC Viikinki (Mustalahdentie 10, dabaqa 2aad) maalmaha talaadada saacada 16:00 ilaa 19:00.

Saacadaha la soo wici karo Liibaan waa Jimcaha 16:00-19:00 Liban.ismail@fcviikingit.com 040 168 8083.


Mustalahdentie 10 

00960 Helsinki

2. krs (summeri) 


P. 0400 317 230

fcviikingit@fcviikingit.com

www.fcviikingit.fi